Aaladda TikTok ayaan mararka qaar isticmaalaa. Waxaa jira muuqaallo badan oo aqoon kororsi ah eel aga heli karo iyo kuwo kale oo madadaallo ah oo aan daawado mar kasta ee aan isticmaalo aaladdan. Sikastaba ha noqotee, waxa aan aaladdan ka daawaday sawirro hore oo hees Hindi ah la dul saaray. Qaar ka mid ah sawiradan ayaa ah sawirro qof, dhowr qof ama goob ku taalla Muqdisho oo la qaaday sanado ka hor. Markii aan dhowr post oo noocan ah daawaday, waxa aan bilaabay in aan dib u milicsado ...
Show more...