Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
News
Sports
TV & Film
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Podjoint Logo
US
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts211/v4/01/49/28/01492848-e34a-4c89-8e43-e75e3b0e0be4/mza_15979204328294855926.jpg/600x600bb.jpg
Diiwaanka Mahad
Mahad Wasuge
5 episodes
3 months ago
7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii Juun ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Caruusha ee dalka Tansaani...
Show more...
Arts
RSS
All content for Diiwaanka Mahad is the property of Mahad Wasuge and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii Juun ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Caruusha ee dalka Tansaani...
Show more...
Arts
https://storage.buzzsprout.com/qxkntlrod2yb35bfi10yow3o8ri9?.jpg
#02. Safarkii Dheeraa ee aan Jigjiga ku Gaaray & Shirweynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed
Diiwaanka Mahad
15 minutes
7 months ago
#02. Safarkii Dheeraa ee aan Jigjiga ku Gaaray & Shirweynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed
Saaxiibkey Maxamed Cumar ayaa uu igu casuumay Shirwaynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Summit), kaasoo ka dhacay magaalada Jigjiga intii u dhexeysay 25 iyo 27 Nofeembar 2023. Horey uma aan tegin Jigjiga. Ma jirto diyaarad toos ah oo Muqdisho ka baxda oo tagta Jigjiga. Labada waddo oo aan ku tagi karay waxa ay kala ahaayeen in aan Addis Ababa sii maro & in aan diyaarad ku tago Hargeysa kadibna aan safar dhulka ah ku gaaro Jigjiga. Waxaan rabay in aan dhulka sii barto, waxa aanan...