7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii Juun ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Caruusha ee dalka Tansaani...
All content for Diiwaanka Mahad is the property of Mahad Wasuge and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii Juun ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Caruusha ee dalka Tansaani...
Sanadka 2025 waxa uu iigu billowday safar isbuuc ah oo aan ku tagay degmada Buuloburte. Markii iigu dambeysay ee aan magaalada tago waxa ay ahayd Agoosto 2023. Inkastoo culeysyo iyo duruufo badan ay ka jiraan magaalada, haddana waa magaaladeyda. Waa meesha aan dareemo lahaansho. Xalqadan saddexaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa blog aan daabacay bishii January ee sanadkan 2025 oo aan uga hadlay safar aan ku tagay Buulaburte. #DiiwaankaMahadPodcast
Diiwaanka Mahad