Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Technology
History
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Podjoint Logo
US
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts211/v4/01/49/28/01492848-e34a-4c89-8e43-e75e3b0e0be4/mza_15979204328294855926.jpg/600x600bb.jpg
Diiwaanka Mahad
Mahad Wasuge
5 episodes
3 months ago
7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii Juun ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Caruusha ee dalka Tansaani...
Show more...
Arts
RSS
All content for Diiwaanka Mahad is the property of Mahad Wasuge and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
7-dii Abriil ayaan kamid noqday dad kooban oo loo xushay in ay ka qeyb galaan koorso Transformational Leadership ah ee la qorsheeyay in lagu qabto 9–20 June magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya. Waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan tago Caruusha oo ah magaalada inta badan lagu xuso taariikhda Soomaalida. Xalqadan shanaad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay bishii Juun ee sanadkan oo aan uga hadlay safar aan ku tagay magaalada Caruusha ee dalka Tansaani...
Show more...
Arts
https://storage.buzzsprout.com/y18jshvkz7115j884hnp8ezm6j19?.jpg
#04. Safarkeygii Kismaayo
Diiwaanka Mahad
9 minutes
4 months ago
#04. Safarkeygii Kismaayo
Waxaan u safray Kismaayo maalin Jimce ah, 23-ii May. Safarka ayaa qeyb ka ahaa kulamo ay hay’adaha Somali Public Agenda iyo PDRC wada qabanayeen oo lagu sahminayay sida xal loogu heli karo arrimaha siyaasadda dalka ee cakiran oo ay kamid yihiin xiriirka dowladda federalaka & dowlad-goboleedyada, dib-u-eegista dastuurka & doorashooyinka. Xalqadan afaraad ee #DiiwaankaMahad Podcast waxa aan kusoo koobayaa maqaal aan daabacay horraantii June oo aan uga hadlay safar aan ku tagay Kis...