Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Business
Society & Culture
Health & Fitness
Sports
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts126/v4/ab/a8/6d/aba86db7-e566-418c-f261-39bb47883e69/mza_9579766409395793063.jpg/600x600bb.jpg
Bogga Mowliid Haji
Mowliid Haji
54 episodes
5 days ago
Fariinta soo dhaweynta
Show more...
News
RSS
All content for Bogga Mowliid Haji is the property of Mowliid Haji and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Fariinta soo dhaweynta
Show more...
News
Episodes (20/54)
Bogga Mowliid Haji
Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya Doodda

Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya

Doodda waxaa ka qayb galaya wasiir Aadan Aw Xirsi, Dr Hodan Ciise & Wasiir hore Maxamed Mukhtaar

Show more...
3 years ago
1 hour 46 minutes 54 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE CIYAARAHA

Show more...
3 years ago
17 minutes 51 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA

Wacdaraha Axadda kala haysta Horseed & MCC oo isku haleelaya koobka Super Cup-ka ee Soomaaliya

Benzema ma ku guulaysan doonaa ballon d'or sanadka 2022

Ronaldo oo sii joogi doona Old Trafford

Show more...
3 years ago
19 minutes 53 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA:

Faaqidaadda Ciyaaraha:

Maalinta kala baxa ee gabagabada horyaalka Ingiriiska (Ma Man City ayaa guulaysan mise Liverpool ayaa koobka leh)
Taageerayaasha Tottenham oo war farxad leh uu soo yeeray
Diyaargarowga & abaabulka tartanka horyaalka Soomaaliya

Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Show more...
3 years ago
19 minutes 41 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIIYAARAHA:

Waxyaabaha aan ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah geeridii tababarihii kooxdii Madbacadda Qaranka ee Soomaaliya, taariikhdadiisii oo ay ka hadlayaan Mukhtaar Cuti, Sakariye Baliile & Abuukar Islow oo ka mid ahaa xiddihii kubada cagta ee Soomaaliya.

Saameynta dagaalka Ukraine iyo ciyaaraha Yurub & warar kale oo xiiso leh

Show more...
3 years ago
13 minutes 48 seconds

Bogga Mowliid Haji
CORONAVIRUS DISEASE: Omicron- What Do We Know About The New Covid Variant?

If Omicron turns out to become the dominant variant but causes less severe disease, could that be good news? We are discussing this with health professionals. 

Show more...
3 years ago
1 hour 31 minutes 24 seconds

Bogga Mowliid Haji
TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women

TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women

Show more...
3 years ago
2 hours 55 minutes 4 seconds

Bogga Mowliid Haji
NOOCA DAWLADNIMO EE SOOMAALIYA U BAAHAN TAHAY

Dood Cilmiyeed ku saabsan waa Noocee nidaamka dawladnimo ee Soomaaliya u baahan tahay?

Show more...
4 years ago
1 hour 30 minutes 26 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA
Talyaaniga oo xalay ku durduriyey Turkiga & wararkii ugu dambeeyey ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda
Show more...
4 years ago
15 minutes 32 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 05.06.2021

Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah 

Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa taako loo dhigay, qaarna afka ciida loo taabsiiyey

  • Wadahadaladii Tottenham iyo tababare Conte u dhaxeeyey oo tilaabo horey u qaadi waayey
  • Portugal iyo Spain oo taladoodu tahay marti galinta ciyaaraha aduunka 2030.
  • Jarmalka iyo taatabanda ciyaaraha Euro 2020
  • Xidiga Premier League-ga ee sanadkan oo la tilmaamay
  • Tusmooyinka suuqa kala iibsiga ciyaaraha iyo qodobo kale ayey tabin doonaa ee ku soo durka mar kale iyo faaqidaada ciyaaraa
Show more...
4 years ago
14 minutes 42 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 29.05.2021

Qodobada ku jira waxaa ka mid ah

  • Wacdaraha caawa kala haysta Man City & Chelsea oo ku hardamaya koobka Champions League-ga
  • Ciyaar kooxdii badisa ay helayso 240 milyan oo doolar oo maanta ka dhacaysa London
  • Muqdisho oo marti galinaysa horyaalka Teniska Soomaaliya
  • Mustaqbalka Messi & Barcelona
  • Nidaamka Away goal-ka Champions League-ga oo lagu wado in la baabi'iyo
  • Koox uu leeyahay David Beckham oo 2 milyan oo doolar lagu ganaaxay
  • Ryan Giggs oo loo haysto garaacis iyo gaboodfal haween 
Show more...
4 years ago
15 minutes 7 seconds

Bogga Mowliid Haji
Maxaad ka ogtahay horyaalka cusub ee Europa Conference League?

Sharaxaad ku saabsan horyaalka cusub ee Europa Conference League?

Show more...
4 years ago
4 minutes 8 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 22.05.2021

Qodobada aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah:

Horyaalada Spain [La Liga] iyo Faransiiska [ligue 1] oo galabta lagu kala baxayo, iyadoo saddex kooxood ay ku guulaysan mid kasta labada horyaal.

Tababaraha Barcelona oo qaylo dhaan afka furtay, Maxaase ka keenay qaylada?

FIFA oo ka fakareysa in koobka adduunka halkii 4 sano la qaban jiray laba dhigo 2 sano.

Muqdisho oo uu dib uga bilowday tartanka horyaalka Soomaaliya. Maxaa ku cusub? Xaggeese la isla marayaa?

Horyaalka Jarmalka iyo warar kale oo xiiso leh.

Show more...
4 years ago
19 minutes 37 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 15.05.2021

Final-ka FA Cup-ka, Zidane ma laga yaabaa in la eryo haddii horyaalka La Liga laga qaado? Yaa Man City yaa horyaalka sanadka dambe ku ciriirin doona? Horyaalka Premier League-ga yaa qaadi doona laacibka sanadka? Horyaalka Jarmalka, Ronaldo ma sii joogi doona Juventus haddii ay u dhacdo ka qayb galka Europe League? iyo warar kale.

Show more...
4 years ago
14 minutes 26 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDADDA CIYAARAHA 08.05.2021
  • Faaqidaadda Ciyaaraha ee Sabtida, qodobada aan idinkugu hayno waxaa ka mid ahaa Manchester City oo galabta loo caleemi saari karo horyaalka Ingiriiska waase haddii Chelsea ay ka badiso. Thomas Tuchel ninka ay sida weyn u loolalamaan ee Pep Guardiola ma ka qasi doonaa dabaaldegga?
  • Taageerayaasha Igiriiska ma ka qayb gali doonaan ciyaarta kama dambeysta koobka Champions League-ga ee lagu qabanayo Turkiga?
  • Kooxda lakadka ku noqotay PSG ee sanadkan loo saadaalinayo horyaalka Faransiiska.
  • Hoggaaminta horyaalka Spain oo galabta wacdaro uu ka taagan waa guul ama geeri Barcelona iyo Atletico Madrid oo goroda iskula jira.
  • Real Madrid, Barcelona & Juventus oo xabadka u garaacday difaacii qorshihii lagu muransanaa ee Horyaalka sare ee Yurub iyo qodobo kale oo xiiso leh.
Show more...
4 years ago
13 minutes 47 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 24.04.2021

Horyaalada Yurub oo cagta cagta la isku hayo, Kooxehee laga yaabaa in ay sanadkan seegaan horyaalka? Taageerayaasha Arsenal oo ku bannaanbaxay mulkiilaha kooxda, Maxaa kala haysta West Ham iyo Chelsea.

Show more...
4 years ago
11 minutes 38 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA - 17.04.2021

Maxaa caawa kala haysta Chelsea & Man City. Thomas Tuchel ma awoodii doonaa in markii ugu horreysay uu ka badiyo Pep Guardiola?  Mid ka mid ah ciyaartoyda Roma oo qori qaaradiis dhac loogu geystay. Tottenham oo ka walaacsan dhaawac soo gaaray Harry Kane. Tababaraha Barcelona Ronald Koeman oo biyo qabow ku shubay dabka lagu shidayo mustaqbalkiisa hogaaminta kooxda Barcelona iyo warar kale

Show more...
4 years ago
12 minutes 41 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CIYAARAHA 10.04.2021

Qodobadda aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah

  • Kulanka adag ee El Clasico ee Real Madrid vs Barcelona
  • Mucaashiqiinta kubadda cagta ee magaalada Hargeysa oo kulankan si xiiso leh isha uga haya
  • Koobkii kubadda koleyga ee Jeneral Daa'uud oo lagu kala baxay
  • Siddeed ka mid ah 12-ka magaalo ee tartanka Euro 2020 martigalinaysa oo diyaar ah
  • Horyaalada Spain, Talyaaiga, iyo Faransiiska
Show more...
4 years ago
17 minutes 21 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 27.03.2021
Xaggee la isla marayaa Horyaalka Somaliland? Is-reebreebka Koobka Adduunka iyo koobka Qaramada Aftika iyo qodobo kale oo xiiso lej
Show more...
4 years ago
14 minutes 14 seconds

Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 20.03.2021

QODOBADA KU JIRA WAXAA KA MID AH

  • Tartanka Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya oo wareegii koowaad la soo gabagabeeyey
  • Koobka Jeneral Daa'uud ee Muqdisho
  • Inter oo saameyn uu ku yeeshay fayraska Corona
  • La Liga-ha Spain oo la isku dheggan yahay
  • Yaa loo saadaalinaya sanadkan koobka Champions League-ga?
  • Horyaalka Jarmalka oo kooxihii waa weynaa qaarkood dhoobada walaaqanayaan.
Show more...
4 years ago
11 minutes 19 seconds

Bogga Mowliid Haji
Fariinta soo dhaweynta