Qodobadda aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah
- Kulanka adag ee El Clasico ee Real Madrid vs Barcelona
- Mucaashiqiinta kubadda cagta ee magaalada Hargeysa oo kulankan si xiiso leh isha uga haya
- Koobkii kubadda koleyga ee Jeneral Daa'uud oo lagu kala baxay
- Siddeed ka mid ah 12-ka magaalo ee tartanka Euro 2020 martigalinaysa oo diyaar ah
- Horyaalada Spain, Talyaaiga, iyo Faransiiska