Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya
Doodda waxaa ka qayb galaya wasiir Aadan Aw Xirsi, Dr Hodan Ciise & Wasiir hore Maxamed Mukhtaar
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE CIYAARAHA
Wacdaraha Axadda kala haysta Horseed & MCC oo isku haleelaya koobka Super Cup-ka ee Soomaaliya
Benzema ma ku guulaysan doonaa ballon d'or sanadka 2022
Ronaldo oo sii joogi doona Old Trafford
Faaqidaadda Ciyaaraha:
Maalinta kala baxa ee gabagabada horyaalka Ingiriiska (Ma Man City ayaa guulaysan mise Liverpool ayaa koobka leh)
Taageerayaasha Tottenham oo war farxad leh uu soo yeeray
Diyaargarowga & abaabulka tartanka horyaalka Soomaaliya
Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda
Waxyaabaha aan ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah geeridii tababarihii kooxdii Madbacadda Qaranka ee Soomaaliya, taariikhdadiisii oo ay ka hadlayaan Mukhtaar Cuti, Sakariye Baliile & Abuukar Islow oo ka mid ahaa xiddihii kubada cagta ee Soomaaliya.
Saameynta dagaalka Ukraine iyo ciyaaraha Yurub & warar kale oo xiiso leh
If Omicron turns out to become the dominant variant but causes less severe disease, could that be good news? We are discussing this with health professionals.
TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women
Dood Cilmiyeed ku saabsan waa Noocee nidaamka dawladnimo ee Soomaaliya u baahan tahay?
Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah
Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa taako loo dhigay, qaarna afka ciida loo taabsiiyey
Qodobada ku jira waxaa ka mid ah
Sharaxaad ku saabsan horyaalka cusub ee Europa Conference League?
Qodobada aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah:
Horyaalada Spain [La Liga] iyo Faransiiska [ligue 1] oo galabta lagu kala baxayo, iyadoo saddex kooxood ay ku guulaysan mid kasta labada horyaal.
Tababaraha Barcelona oo qaylo dhaan afka furtay, Maxaase ka keenay qaylada?
FIFA oo ka fakareysa in koobka adduunka halkii 4 sano la qaban jiray laba dhigo 2 sano.
Muqdisho oo uu dib uga bilowday tartanka horyaalka Soomaaliya. Maxaa ku cusub? Xaggeese la isla marayaa?
Horyaalka Jarmalka iyo warar kale oo xiiso leh.
Final-ka FA Cup-ka, Zidane ma laga yaabaa in la eryo haddii horyaalka La Liga laga qaado? Yaa Man City yaa horyaalka sanadka dambe ku ciriirin doona? Horyaalka Premier League-ga yaa qaadi doona laacibka sanadka? Horyaalka Jarmalka, Ronaldo ma sii joogi doona Juventus haddii ay u dhacdo ka qayb galka Europe League? iyo warar kale.
Horyaalada Yurub oo cagta cagta la isku hayo, Kooxehee laga yaabaa in ay sanadkan seegaan horyaalka? Taageerayaasha Arsenal oo ku bannaanbaxay mulkiilaha kooxda, Maxaa kala haysta West Ham iyo Chelsea.
Maxaa caawa kala haysta Chelsea & Man City. Thomas Tuchel ma awoodii doonaa in markii ugu horreysay uu ka badiyo Pep Guardiola? Mid ka mid ah ciyaartoyda Roma oo qori qaaradiis dhac loogu geystay. Tottenham oo ka walaacsan dhaawac soo gaaray Harry Kane. Tababaraha Barcelona Ronald Koeman oo biyo qabow ku shubay dabka lagu shidayo mustaqbalkiisa hogaaminta kooxda Barcelona iyo warar kale
Qodobadda aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah
QODOBADA KU JIRA WAXAA KA MID AH