Qeebta aad hada dhageeysaneyso wa hordhaac ,qofka aan ahay iskiin baraaya, iyo waxu ku sabsanyahay podcastka. Waxad ogaan doontan sababta aan oo sameeystay iyo waxa igu dhaaliye raayiga. Waxana sii ficaan oo fahmi doontin daanta aan kaa heelyay podcastkan. Dhaageysi wacan asxbta wa inu socialmedia.
Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Asc wr wb
Asxbteeyda soo dhawadaa, alla maxa idin xiisay lkn your girl is back now allhamdullilah.
Maanta muduc xasaasi ah kaa hadli doona. Oo ah inad xariirkaga oo haagto sisa ganacsiga. Run it like a business. Sababto ah markas oon kaa miira dhali karta xariirkaa. Amba sxbtinimo or jecel waxu noqdo ba.
Xooga though love ayaa maanta idin siinoya ee iskaga duulqata. Waxana raajeyna inaad kaa heeli doontan. Oo next week chapter oo so laaban doonantan💗
Meelaha igala so xariiri kartan.
Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/
Instagram: https://www.instagram.com/itsshuda_?igsh=OXlrdTl5dzYzMWd2&utm_source=qr
Snapchat: https://snapchat.com/t/AYz3UagD
Tiktok: https://www.tiktok.com/@itsshudaa_?_t=8qCiRLlEy2K&_r=1
Muduuca maanta aa iidin waado aba ah fuurin. Waxan kaa hadli doona somali hada nahay, inaa fuurinka aan ceeb kaa dhignay. Iyo aqadabaha eey laa kuulman dhalinyarada fuurinka soo maro. Dhibka eey leedahay ina anaaga kaa dhiignayo eeriga fuurin wax xuun. Iyo sidaa anaaga guurka wax waanagsan ooga dhiigne balse aa fuurinka xuumeeyne. Marka waxa rajeeynaya gabdho badaan iyo wiilal badaan ineey dhageestan qebtaan, aadna wiiliba wax kaa faiidan. Madaama anaga ah dhaliinyada ama generationka cusub, anaga aya isku daayi kaarno inaa badaalno wax walba. Anaga kaa dhiigi karto waxa ceebta ah ineey ceeb sii ahan. Ubadkeena mustaqbalka aduunka eey kuu noolaan laahayen inaa anaga oo fuududeeyno waye. Madama anaga ayee masuulyadas naa saraantahy, ileen anaaga aduunkan keenay ubadka allah kaa suukow. Marka aan dhaqamada qaar badaalno hada somali naahay. Oona dhibaatenka aan kuu heeyno dumarka ama raaga fuurinka soo maaray aan ka juujino. Divorceka ama fuurinka lagu sheegayo ceeb ma aha, you shouldn't be a shamed.Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Asc wr wb Kiiligag inaad daagto maa ku fiikirte? Maanta ayan kaa hadli doona sidad oo daagi karto kaaligaga, iyo waxayala aad kaa fiikireyso inaad sameeyso intaa aadan daagin kaaligaga. Wax yarana waxa kaa hadli doona somalida waxeey ka amiinsantahay ina kaali laa dagnanood. Sibo marka tahay gaabar oo kaaligeda daagan oona noolasheda meel kaa soo saraatay. Dhageeysi wacan. Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Asalamaleykum wa raxmatulah wa baraakatoDhawac intaad dareenten maa is dhahde qof kale ayan ku iloowaya dhawaceeyga, mise isku mashqulina? Maanta taas idinkala hadli raba iyo inaad oo bahntahay inad naftada bogsiiso awal intaad qof kale noolashada ku so dariin. Qalbigaga inaad awal kaa tiirto dhawaca iyo dhibadada soo martaay sii aad noolal aad oo qurux badaan aad oo heesho. Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Wa walashina huda oo marlabad soo labaatay, mantaa waxa ka hadli doona calamadaha lagu ogaado marka oo lamanaahaga kaa taagi rabo. Sidu oo kula dhaqmi doono qofkas iyo waxyaala iska ilaalin lahed. Iya inaa aqbaalno ruunta iyo waxeey indhaheyna naa tuusayan guys. Meelaha igala so xariiri karta:
Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Mantaa waxa ka hadli doona singelnimada ina eey cadi tahay. Somali hada nahay waxa la qabsaneey ina gabdha ama wiilka eey iska guursadan. Qofki single ahna wax ka qaldan ama qof raabo aba jiirin. So waxa jeceleste ina ariintan yara taabano. Ceebna ma ahan singlenimada, waxa rajeeyna ina kaa heeshan qeebtan dhageeysi wacan.Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
So nooqosho wacan, maanta waxan kaa hadli doona sida aad oo dhisi karto kalsoonida aad naftada ku qabto. Iyo ineey cadi taahay inaad maarwalba ku qanacsanen naftada. Waxa ku sheegi doona waxyaalo aad sameeyn karto oona goordinayo kalsoonida aad naftada ku qabto. Dhageesi wacan asxbteeyda quruxda badan.Meelaha igala so xariiri karta:
Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Maanta waxa noo ah marti iskufilan oo kaa hadli doonto qisaadeda iyo dhibka eey so maartay. Wa gabaar daadeedo eey yaartahy oona saas eey tahay caqabada noolasha soo araagte. Haalkana waxa eey idin sheegi doonta sida eey dhibkas oga soo goodubtay, iyo waxa noolasheda baadbaadiye.Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Qeebta aad hada dhageysaneysan waxeey ku sabsantahay , sida adiga boxiga dadka ku giiliyen iskaga saari kartit. Noolashada marwalba inaad hoore oo wadadit saa oga fiikirilehed. Wiiligaga qof haa ku taashan ee adiga isku taasho. Waxa rajeeyna inaad kaa heeli doontan qeebtan.Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Wa idiin salameey dhamaan. Maanta muduuca aan idin wado ayaa ah toxic friendship iyo sidad iska ilaalin lahed. Anigu huda ah aya idin sharxii doona waxeey tahay iyo waxa aniga nafsiyan soo maraayna waan idila qeebsan doona. Qiiso oo aniga soo maraayna waan idinku soo bandhigi doona qeebtan. Waxa rajeeyna inaad wax badan kaa faiidi doontan qeebta igu horeeyso podcastka.Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space