Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
History
Music
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts221/v4/2c/00/5d/2c005df7-7ac1-1e3f-836f-37ba2c3ba106/mza_17627718127081096416.jpg/600x600bb.jpg
Huda’s Space
Huda’s Space
16 episodes
5 days ago
Ku so dhawaada podcastkan ”Huda’s Space”. Halkan waxa oga hadli doona qiisooyin, sxbtinimada waxeey tahay, dating lifeka iyo sida aad naftada ogu kalsoonan lehed.I’m going to spell the tea. And I hope that you enjoy this and don’t forget to subscribe on my podcast besties.
Show more...
Self-Improvement
Education
RSS
All content for Huda’s Space is the property of Huda’s Space and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Ku so dhawaada podcastkan ”Huda’s Space”. Halkan waxa oga hadli doona qiisooyin, sxbtinimada waxeey tahay, dating lifeka iyo sida aad naftada ogu kalsoonan lehed.I’m going to spell the tea. And I hope that you enjoy this and don’t forget to subscribe on my podcast besties.
Show more...
Self-Improvement
Education
https://d3t3ozftmdmh3i.cloudfront.net/staging/podcast_uploaded_episode/19718661/19718661-1736353924450-aff7fc88f207e.jpg
Chapter 12: Body shaming |Jir ceebayn
Huda’s Space
17 minutes 37 seconds
1 year ago
Chapter 12: Body shaming |Jir ceebayn
Soo nooqosho wacaan asxbta.  Gabadhina soo laabatay, oo maanta iidin waado body shaming ama jir ceebayn. Miidka aad oo taaqanan ba. Mantaa waxaan kaa hadli doona body shaming ama jir ceebayn waxu yahay. Iyo dhaqaankas somali hada naahay inu oo nagu badaanyahay. Anagana waxa kaa dhiigane wax caado ah ama normal iska ah. Dadka wax weeyn aktooda kama aha ineey qof kale jiirkisa wax xuun ka sheegan ama ku tilmaaman. Manaa laa yaabayo sababto qof walba oo somali ah wuu laa qabsade ama wuu ku soo kooray meel oo qofka jiirkis luga hadlayo. Marmarka qaar qofka hado caato yaahay ama oo cayiilanyah ayaba naanees looga dhiiga. Lkn wiiligina maa ku fiikirteen ina eey jiiran dhaalinyaro oo hada soo baxeeyso. Oona depression ama xanuunka kaale kaa qadaay ina jiirkoda wax laga sheego. Waxa jiiro dad oo heer eey is maantijiyan marwalba gaaray. Ama dad oo cuuntadi kaa gooay, ama isku daayayo careemo wiijiga cayiilinayo mise wax laa miid ah ineey isticaamalan. Sii eey umaada oo caaynin kiiliya.  Waxaas wax wanaagsan ma ahaan, inaa iska juujino waye, ileen qof raabi laaha ubadkoda ooynaayo inu arko malaahan. Kaa soo qaad waxaa aad sameeyneysit hada ubaadkaga lagu sameeyo. Adiga maxa dareemi laahed? Ileen waliid walba waxa jiirkisa kaa soo gooay, oo cuunugoda ah oo dhiib maraayo umaa adkeeysan karan. Marka hada maxa dadka kuu kaalifaayo ayaaga ineey dhaqankas xuun ku dhaaqman?. Waxa raajeeyna muduucan inaad kaa heeli doontan, oona wax badaan kaa faiidi doontan.  Meelaha igala so xariiri karta: Huda’s Diary Podcast Instgram : https://www.instagram.com/hudas_diaryy/ Instagram: https://www.instagram.com/bintismael_/ Snapchat: Bintismaael Facebook: Bint Ismael Tiktok: https://www.tiktok.com/@bintismaael?lang=sv-SE