All content for Wehel Podcast is the property of Juweria ismail and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay Cabsida bulsha dhexgalka calaamadeheeda,saamynta ee nolosheena kuleedahay iyo sida ayn u maarayn karno . Dhagaysi wacan
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena. Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social Media Youtube - https://youtube.com/@wehelpodcast
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento. Dhagaysi wacan