Ku soo dhowoow Kulan Podcast — madal cusub oo ay ku kulmaan fikradaha, su’aalaha, iyo sheekooyinka nolosha dhabta ah. Waxaa marti u ah Maxamed Axmed, waxaana diiradda lagu saarayaa ganacsiga, teknolojiyadda, hal-abuurka, iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed iyo kuwa kale ee guud ahaan dunida.
Subscribe saar, la wadaag asxaabtaada, oo ku soo biir sheekooyinka xiisaha leh ee aan ku soo bandhigi doono Kulan Podcast.
Kulan Podcast – madasha fikradaha cusub.