halkan waxaan idiinku soo gudbin doona dhamaan qisooyinkii murugada badnaa ee u qarsoonaa si loo helo xasilooni maskaxeed. Waxaan sheekada u wadaagi doonaa sida dhibbanuhu u rabo in lo qariyo magacisa iyo in kale.
All content for Ila Nafis is the property of Deen Ahmed and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
halkan waxaan idiinku soo gudbin doona dhamaan qisooyinkii murugada badnaa ee u qarsoonaa si loo helo xasilooni maskaxeed. Waxaan sheekada u wadaagi doonaa sida dhibbanuhu u rabo in lo qariyo magacisa iyo in kale.
Nairobi iyo gabdho Haleysan!
Ma jirto gabar ayadoo haleysan hooyadeed ka soo baxday!
Waxaan rabaa in aan qormadaan ku soo koobo hal sheeko oo quseyso gabdhaha Nairobi joogo ee la yiraa waa haleysan yihiin
Si qormada aan u wada fahano aan su’aal galiyo, GABDHAHA YAA HALEEYAY?
Jawaabta ayadaa kuu soo bixi doonto.