Home
Categories
EXPLORE
Comedy
History
True Crime
Business
Society & Culture
Education
Religion & Spirituality
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Loading...
0:00 / 0:00
Podjoint Logo
BO
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts221/v4/3e/ae/4d/3eae4d0d-50a0-b551-bff3-ed0d2a1984dc/mza_3076145930409757076.jpg/600x600bb.jpg
Ifiye Radio
Ifiye Radio
146 episodes
6 months ago
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Show more...
Music
RSS
All content for Ifiye Radio is the property of Ifiye Radio and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Show more...
Music
Episodes (20/146)
Ifiye Radio
Xariir iyo Haboon Nuura
2 years ago
4 minutes

Ifiye Radio
Hay gabin-Faysal Cumar Mushteeg
Somali music
Heestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
Show more...
2 years ago
5 minutes

Ifiye Radio
Halgan-Suldaan Seeraar
Halgan-Suldaan Seeraar
Sanadguuradii ONLF ee 38-aad
Show more...
2 years ago
6 minutes

Ifiye Radio
Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
Yassin Axmed Digfeer.
Dadkii kala gado qarsada
Waxbaa ka dhex guuxayee
Gar-baan kuu dhiganayaa

Gudoonkuna waa adigee
Gar-eex lama doonayee
Garawso waxaan ku dhaho

Nin gob ah ood gacal tihiin
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inuu gurigoo cidlo ah
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanu gartaa laheyn

Dar-daarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geel-baa kuugu dhalay

-----------------------------------------

Adoon gurro iyo canaan
Adoon gacan iyo dil qabin
Adoon gaajiyo dhib arag

Anoo Guri kuu sharaxay
Gasiinkuna kuu dhex-yaal
Wiliba Gobanimiyo sharaf
Adiga guudkaaga sudhay
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inaan gurigoo cidlaa
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanan gartaa laheyn

Dardaarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geelbaa kuugu dhalay.
Show more...
2 years ago
6 minutes

Ifiye Radio
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Show more...
2 years ago
3 minutes

Ifiye Radio
Kii dhaba - Xaalima Khaliif
Kii dhaba - Xaalima Khaliif Magool
Show more...
2 years ago
9 minutes

Ifiye Radio
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
Show more...
2 years ago
10 minutes

Ifiye Radio
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
Show more...
2 years ago
5 minutes

Ifiye Radio
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Show more...
2 years ago
10 minutes

Ifiye Radio
Axmed Aarshe-fino lama abuure
Axmed Aarshe-fino lama abuure
WAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
Show more...
2 years ago
8 minutes

Ifiye Radio
Aboowe Rahiima Abuukar
Aboowe Rahiima Abuukar
Show more...
3 years ago
4 minutes

Ifiye Radio
Isii nafta Nimco Happy
Isii nafta Nimco Happy was superstar this year on Tiktok
Show more...
3 years ago
5 minutes

Ifiye Radio
MAXAA KA SOCDA HADDA IFIYE RADIO LIVE
Idaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sida
Fanaaniinta Hore
-Maxamed Saleebaan Tubeec
-Xaliima Khaliif Magool
-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)
-Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil)
-Axmed Naaji Sacad
-Cali Naaji Sacad
-Maxamed Nuur Giriig
-Qamar Maxamed Xuseen
-Caasha Cabdoo
-Khadra Daahir Cige
-Maxamed Nuur Giriig
-Qamar Maxamed Xuseen
-Saalax Qaasim
-Saado Cali Warsame
-Maxamed Mooge
-Xasan Aaden Samatar
-Axmed Mooge
-C.Qadir Macalin Jubba
-Cumar Dhuule
-Sahra Axmed
-Axmed Yaasiin Digfeer
-Shimaali Axmed Shimaali
-Axmed Tifow Khamiis
-Cali Sugulle
-Axmed Nuur Jaangow
-Siciid Harawo
-Xareedo Ismaaciil Duniyo
-Cali jareerre
-Cusmaan C/kariim Gacanlow.

Fanaaniinta Danbe

-Mursal Muse
-Khadra Abdi Silimo
-Asma Ahmed Love
-Hamda Abdi Queen
-Nimcan Abdirahman Hillaac
-Mohamed Ahmed Cirro
-Yurub Mohamed Geenyo
-Abdihani Hashi
-Abdirahman Aydid Oday
-Yusuf Adan Jeego
-Ifrah Ahmed Hargeisa
-Yusuf Adan Jeego
-Ismail Danan
-Ikran Jama
-Ifrah Tolmoon
-Yusuf Hanad
-Abdirisaq Anshax
-Hodan Abdirahman
-Aar maanta
-Maxamed Xasan Xuseen Lafoole
Show more...
3 years ago
5 minutes

Ifiye Radio
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
Show more...
3 years ago
2 minutes

Ifiye Radio
Dhaanto- Muxyadiin Shaahid iyo Idil Ayruush
Dhaanto- Muxyadiin iyo Idil Ayruush
Show more...
3 years ago
6 minutes

Ifiye Radio
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
Show more...
3 years ago
44 minutes

Ifiye Radio
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
Show more...
3 years ago
3 minutes

Ifiye Radio
ciida ciida -xidigaha Geeska
ciida ciida -xidigaha Geeska
Show more...
3 years ago
4 minutes

Ifiye Radio
Jirjiroole dumar- Bashiir Cali Xuseen
Waa laba heesood oo kala ah
Heestii Jirjiroole Dumar- Bashiir Cali Xuseen
Heestii Dudumo- Cali Faray
Ifiye Radio Live ayeey si toos ah uga socotaa
Show more...
3 years ago
14 minutes

Ifiye Radio
Onkod-Cabdi Tahliil Warsame
Onkod Cabdi Tahliil Warsame
Show more...
3 years ago
6 minutes

Ifiye Radio
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.