Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Business
Society & Culture
History
Sports
Health & Fitness
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts116/v4/c1/a8/a2/c1a8a2cd-a43a-5083-37c4-1faf9ef4fafb/mza_3652969896622429786.jpg/600x600bb.jpg
Hiloow
Hiloow
48 episodes
6 hours ago
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
Show more...
Society & Culture
RSS
All content for Hiloow is the property of Hiloow and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
Show more...
Society & Culture
Episodes (20/48)
Hiloow
48. Roob la,aanta & dhibaatooyinka ka dhalan karo
Muna Xuseen Cabdi, oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka Magaalada Baladweyne
 iyo 
Shariif Axmed Calasoow, Gudoomiyaha Ururuka Dhaliyarada Mudawiciinta Jowhar Youth
Show more...
1 week ago
1 hour 5 minutes

Hiloow
47. Fatahaada & dhibaatooyinka ka dhasha
Faadumo Xasan Cali, Xubin ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah 
 iyo 
Cabdikariin Xaamud Xasan, Guddoomiyaha Xaafadda Horseed
Show more...
4 weeks ago
1 hour 6 minutes

Hiloow
46. Ka hortaga fatahaadaha
Ayaan Xasan Cali, waxeey ka socotaa Ururuada Bulshada Rayidka ah 
 iyo
C/qani Xaaji Muxumed Xaaji, waa aqoomyahan ahaana Rug cadaa saxaafadeed oo falanqeeyo ah
Show more...
1 month ago
1 hour 1 minute

Hiloow
45. Abaaraha iyo Saameyntooda
Sacdiyo Maxauud Geedi, oo ka tirsan Ururukaq Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe
 iyo
Ciise Maxamuud Maxamed, Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Mahadaay 
Show more...
1 month ago
1 hour 1 minute

Hiloow
44. La tacaalida yareynta abaaraha
Amiiro Maxamed Meyre, oo ka mid ah, ururka Dhalinyarada Degmada Jowhar 
 iyo 
Saciid Faarax Jimcaale, oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar
Show more...
2 months ago
59 minutes

Hiloow
43. Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan
Shukri Cali Daahir, oo mid ah Ururuka Dhalinyarada 
 iyo 
Abuukar Xasan Abuukar, W/kuxigeenka wasaarada Waxbarada HIrshabelle
Show more...
2 months ago
1 hour 1 minute

Hiloow
42. Carratuur waa Ceymis
Faaduma Farax JImcaalle, oo ka mid ah Golaha Degaanka Degmda Jowhar
 iyo
Cumar Maxamed Cumar, W/kuxigeenka Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle
Show more...
3 months ago
1 hour 4 minutes

Hiloow
41. La dagaal Isbedelka Cimilada
Mako Maxamed IImaan, Xubin ka tirsan Ururuka Haweenka Degmada Jowhar
 iyo
Cumar Maxamed Soomaane, W/ Dowlaha wasaarada warfaafinta Dhaqanka & dalxiiska dowlada Hirshabelle
Show more...
4 months ago
1 hour

Hiloow
40. Dhaalinyarada & kaalinta Xoriyada
C. Rahman Maxamuud Cabdi, Aqoon yahaan 
 iyo 
Maxamed Cabdi Xuseen, NGO
Show more...
4 months ago
1 hour

Hiloow
39. Tacbo aad Tanaadidieh
Hibo Yuusuf Xuseen, Xubin ka tirsan ururuka dhalinyarada degmada Jowhar
 iyo 
Maxamed Yuusuf Coloow, Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Hirshabelle
Show more...
4 months ago
1 hour 2 minutes

Hiloow
38. Dhibaatooyinka Fataahadaha Hirshabelle
Mohamed Amiin CIsmaan Xaaji waa bidixda ninka iga xiga 
 iyo 
Cumar Saalax Cabdi waa ninka midigta iga jiro

Omar Salah Abdi

Show more...
5 months ago
1 hour 2 minutes

Hiloow
37. Kaalinta Dhalinyarada & Nabad Dhiska
Sahro Cabdi Cali waa xubin ka tirsan Haweenka Degmada Jowhar
 iyo
Xuseen Shiikh Dali Zeey waa wax garadka taariiqaha si fiican u yaqaano
Show more...
5 months ago
1 hour 3 minutes

Hiloow
36. Saameynta robabka & sanadkaan 2025
Xamdi Axmed Ibraahim, mid ka mid ah ururka haweenka degmada Jowhar
 iyo
Maxamed Bashiir QaasimWasiir ku xigeenka wasaarada beeraha
Show more...
6 months ago
59 minutes

Hiloow
35. Is cafiska waa Cibaado
Safiya Axmed Kaneeco
 iyo
Shukri Xersi Diiriye
Show more...
7 months ago
57 minutes

Hiloow
34. Afuri Walaalkaa
Macalin Yacquub Cabdulaahi Colaad
 iyo
Isaaq Xeydar Caqiil
Show more...
8 months ago
1 hour

Hiloow
33. Abaaraha iyo Dhibaatooyinka ay lee yihiin
8 months ago
1 hour 1 minute

Hiloow
32. Nabad ayaa naas la nuugo leh
Ruqiyo Cabdulle Ali Gulacaay
 iyo
Mohamed Wehliye Maxamuud
Show more...
8 months ago
1 hour 5 minutes

Hiloow
31. Deegaan nabad ah iyo duunya fiyow
Axmed Cabdulahi Bashiir iyo Cabdi Diiriye Tareey
Show more...
9 months ago
1 hour 1 minute

Hiloow
30. Dib u heshiisintu waa furaha Nolosha
Xamdi Nuunoow Jaras, Gudoomiye kuxigeenka Haweenka Degmada Jowhar ahna kalkaaliso Caafimaad oo ka tirsan Shaqalaha Cusbitaalka Intersos
 iyo
Nabadoon Axmed Coloow Beereey, Gudomiyaha Gudiga Dubab Balaas
Show more...
10 months ago
1 hour 2 minutes

Hiloow
29. Doorka Dhalinyarta iyo Warbaahinta Nabad Dhiska
Maxamed Abuukar Caseyr oo ah Qabiir dhanka Saxaafada ah
 iyo
Xaawo Kiin Yuusuf, oo iyadana ka mid ah Haweenka ka shaqeeya Howlaha Caafimaadka Caruurta ee Degmada Balcad