All content for Dhab Libaax Podcast is the property of Dhab Libaax - Podcast and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Soo Dhawaada, Halkani Waa Dhab Libaax, Podcast Todobadle ah oo aan ku falanqeeyo Weerarka & Khatarta Soo Wajaha Wax Kasta oo Qiyam Inoo ah, Dhinaca Qoyska, Dhinaca Taranka & Galmada, Dhinaca Maskaxda, Dhinaca Dhaqanka & Bulshada, Iyo tan ugu Muhiimsan- Dhinaca Caqiidada. Iyadoo Ujeedaduna tahay inaad ka heshid Xaqiiqda, Tarbiyad, Wacyigelin, Iyo Kalsooni- Waxaad Podcastigeena ka dhagaysan kartaa Spotify, Itunes, Google Podcast iyo meeshaad ka heshid Podcastiyaashada Waa anigoo ah Zakariye Hargeysawi.
Xalqadan waxaan ku falanqaynaynaa Weerarka UGU weyn oo qoyska lagu hayo iyo dagaalka lagu qaaday in guurka Lagu dudumiyo; Hooyada iyo aaabaha lagu kala Furo
Soo Dhawaada Podcastiga Dhab Libaax aan kaga Hadlo Qiyam ka Saldhiga U ah bulshadeena iyo weerarka lagu hayo, iyo say ummadeenu u hurado!!! Filo Xalaqad Sabti Walba.