Send us a text Kani waa qalcadda labaad ee Amina Sounds Podcast, waxaana kaga hadlayaa, tallaabooyinka uu qaado qofka Narsiistiga ah, ee leh dabeecadaha Naarsiisimka, iyo sida ay isu daba galaan, ama uu u kala horeysiiyo. Fadlan markaad dhageysato, soo fellow-garee website-ka podcastiga, hadaad doonto la deg si aad u dhageysato xilli kale, isla markaasna la wadaag asxaabtaada, qoyskaaga iyo saaxiibadaada, si ay iyaguna uga faa'iideystaan. Amina Sounds Podcast wuxuu ku fooggan yahay, arrimaha ...
Show more...