Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Health & Fitness
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Loading...
0:00 / 0:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts221/v4/15/92/9e/15929e88-e71a-077c-6a75-c347156123e1/mza_6173567857947940024.jpg/600x600bb.jpg
Wehel Podcast
Juweria ismail
10 episodes
1 month ago
Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyay Hadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto Dhagaysi wacan Resource list: https://bit.ly/3In0f7J wixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta : Wehelpodcast@gmail.com
Show more...
Mental Health
Health & Fitness
RSS
All content for Wehel Podcast is the property of Juweria ismail and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyay Hadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto Dhagaysi wacan Resource list: https://bit.ly/3In0f7J wixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta : Wehelpodcast@gmail.com
Show more...
Mental Health
Health & Fitness
Episodes (10/10)
Wehel Podcast
Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga
Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyay Hadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto Dhagaysi wacan Resource list: https://bit.ly/3In0f7J wixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta : Wehelpodcast@gmail.com
Show more...
1 month ago
25 minutes

Wehel Podcast
sidee loo gaadha hadafkaga 2025
Xalqadan waxaan idinkula wadaagay ahdaafta iyo waxyabaha inoo fududayn kara inayn gaadhno iyo sidoo kale waxyabaha inagu adkayn kara inaan isbadal samayno. Dhagaysi wacan
Show more...
9 months ago
25 minutes

Wehel Podcast
sidee loo garab istaga qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya?
xalqadan waxaan idinku la wadaagay waxyaabaha aad samayn karto si aad u caawiso qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya Dhagaysi wacan
Show more...
1 year ago
14 minutes

Wehel Podcast
Sidee naftaada ula hadashaa?
Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno. Dhagaysi wacan Social media Youtube : Wehel podcast
Show more...
1 year ago
21 minutes

Wehel Podcast
Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena. Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social Media Youtube - https://youtube.com/@wehelpodcast
Show more...
1 year ago
18 minutes

Wehel Podcast
Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena Dhagaysi wacn
Show more...
1 year ago
8 minutes

Wehel Podcast
Maaraynta Dareemaha
xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno. Dhagaysi wacan
Show more...
1 year ago
9 minutes

Wehel Podcast
side loo dareema dareemahaga?
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento. Dhagaysi wacan
Show more...
1 year ago
10 minutes

Wehel Podcast
Caafmaadka maskaxda - Mental Health
xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada. Dhagaysi wacan
Show more...
1 year ago
15 minutes

Wehel Podcast
Hordhac
Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda. Dhgaysi wacan.