Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Health & Fitness
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Loading...
0:00 / 0:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts112/v4/c1/39/ff/c139ffbd-c99a-1226-c391-1160ba8db69e/mza_7967002812409832469.jpg/600x600bb.jpg
Miyir Podcast
saki
16 episodes
6 days ago
"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!
Show more...
Arts
RSS
All content for Miyir Podcast is the property of saki and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!
Show more...
Arts
Episodes (16/16)
Miyir Podcast
Falasafadda Jacaylka || Maalinta Jacaylka Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil

Waa mid kamid ah qoraalladii Cabdisiciid Cabdi I. oggolaanshiyaha u siiyay Miyir Podcast inuu cod ahaan ku soo gudbiyo. Mahadsanidiin, nagu soo biir.

Show more...
2 years ago
23 minutes 53 seconds

Miyir Podcast
Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad.

Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.

Show more...
2 years ago
15 minutes 11 seconds

Miyir Podcast
Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad.

Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.

La soco qaybta labaad.

Show more...
2 years ago
15 minutes 5 seconds

Miyir Podcast
Godka Aflaadoon; kala garashada runta & riyada | Cabdisiciid C. Ismaaciil

Dhegaysigani waxa uu bilow u yahay taxanaha cusub ee u badan qoraallada qoraa Cabdisiciid C. Ismaaciil, oggolaanshiyahana u siiyay Miyir Podcast soo gudbintooda iyo codeyntooda, si dhameystiran.

Show more...
2 years ago
19 minutes 28 seconds

Miyir Podcast
KHADRA DAAHIR: Dhool faneed, weelaynta waayaheedii wacnaa

WQ: Cabdishakuur Qodax

Show more...
2 years ago
15 minutes 55 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 05 || Gorfeynta Heesta Haatuf. Fan iyo faalleyn.

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
22 minutes 40 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 12 || Caashaqa Ha baayicin || Faallo Fan || Miyir Podcast

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
22 minutes 51 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 11 || Suugaanta iyo Sooyaalka || Waraysi, Abwaan: Haykal M. Cabdi.

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
10 minutes 7 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 10 || Saamaynta Filimmada Soomaalida laga matalay || Miyir Podcast

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
19 minutes 57 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 09 || Gorfeyn; buugga Sicirbararka Fatwada || Keenadiid Galdegsi.

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
43 minutes 37 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 08 ||Arjumiddii Soraya || The Stoning of Soraya || Faallo filin || Cabdicasiis Guudcadde.

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
12 minutes 26 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 07 || Faallanqeynta mawdduuca; Caruurta iyo Akhriska || Ibraahim Ayman

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
37 minutes 20 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 06 || Wada sheekaysi. Falsafadda iyo baahida Adanuhu u qabo. Martida; Cumar Xasan

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
42 minutes 42 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 04 || Hanuuniye iyo hanuunintisii || Fan iyo faalleyn.

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
14 minutes 19 seconds

Miyir Podcast
Taxane: 01 kal: 02 || Wada sheekaysi; Ustaad Nuur Xasan iyo mawdduuca Akhriska, Qoraalka & Fekerka.

Miyir Podcast

Show more...
2 years ago
19 minutes

Miyir Podcast
Hordhac; Miyir Podcast

"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!

Show more...
2 years ago
1 minute 3 seconds