Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Health & Fitness
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Loading...
0:00 / 0:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts126/v4/bd/9a/6d/bd9a6d2d-d61e-fb7a-a863-2d3cf414a43b/mza_15296170721787016570.jpg/600x600bb.jpg
Hiba Ali
Hiba Ali
8 episodes
1 week ago
Asc wr wb Ku soo dhawaada pod cast aan ugu talo galay dhiiri galin iyo cilmi kala qadaasho. Qofkii su'aal raba in iigu weydiiyo Casharada amaa ila soo xidhiidhi Email ayaad isoo diri kartaa. Alihiba1982@gmail.com
Show more...
Society & Culture
RSS
All content for Hiba Ali is the property of Hiba Ali and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Asc wr wb Ku soo dhawaada pod cast aan ugu talo galay dhiiri galin iyo cilmi kala qadaasho. Qofkii su'aal raba in iigu weydiiyo Casharada amaa ila soo xidhiidhi Email ayaad isoo diri kartaa. Alihiba1982@gmail.com
Show more...
Society & Culture
Episodes (8/8)
Hiba Ali
Maalin qurux badan
Qodobo kuu qurxiniya maalintaada hadii aad ku dhaqanto.
Show more...
2 years ago
7 minutes 53 seconds

Hiba Ali
Ma tahay qof qadariya wakhtiga?
Wakhtigu waa qaali, sidee ayad u noqon kartaa qof xidhiidh wanaagsan la leh wakhtiga oo ilaaliya.
Show more...
3 years ago
12 minutes 39 seconds

Hiba Ali
YAA KAA HOR TAAGAN GUUSHA?
Sidee ayaad naftaada ugu sheegi kartaa in eey tahay naf qiimo oo u qalanta nolol qurux badan.
Show more...
3 years ago
11 minutes 41 seconds

Hiba Ali
Hadii aad guul rabto,badal qaabkaad u fikirto.
Ku badal negative thinking postive mindset
Show more...
3 years ago
9 minutes 27 seconds

Hiba Ali
Talo ku socota qofka fikradah badan, hadana ka midho dhalin.
Hadii a tahay qof fikrado badan ka dhex guxaaan una Hagar baxa fal celintooda lakiin aan meel gaadhin. Dhagayso xalqadan insha Allah.
Show more...
3 years ago
9 minutes 31 seconds

Hiba Ali
. Tarbiyada nafta caajiska ah
Qof walba caajis ah wuu noqon karaa qof firfircoon haduu casharkan ku camal falo.
Show more...
3 years ago
8 minutes 45 seconds

Hiba Ali
Horumarka iyo caqabadaha ka hor is taagan qofka.
Hadii aa tahay qof fikrada badan keena, lakiin aan wax baddon lahayn ama aan ka midho dhalin fikradihiisa. La soco pod cast kan.
Show more...
3 years ago
3 minutes

Hiba Ali
Hiba Ali (Trailer)
3 years ago
54 seconds