Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Health & Fitness
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts124/v4/c4/ef/9b/c4ef9b58-61af-bf9d-8337-9439506be8c2/mza_18394246259087481842.jpg/600x600bb.jpg
Hawraarsan Podcast
Ismail Salad Hajji Dirir
6 episodes
3 days ago
We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.
Show more...
News
RSS
All content for Hawraarsan Podcast is the property of Ismail Salad Hajji Dirir and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.
Show more...
News
Episodes (6/6)
Hawraarsan Podcast
Taariikh Nololeedkii Dr Nawal El Sadawi
"Geeridu ma ahan wax jira" waa hadalka ugu caansan ee laga hayo Dr Nawal El Sadawi oo 21-kii bishan March ee sanadka 2021 ku geeriyootay cusbitaal ku yaal magaalada Qaahira ee dalka Masar.   Maadaama aan maalmahan dambe baraha bulshada ku arkayay gabdho soomaaliyeed oo ka tacsiyaynaya geerida islaantan, waxaan jeclaystay in aan xalqaddan gaarka ah idin kula wadaago taariikh nololeedkeedii oo kooban si aynu bal u ogaano qofka runta ah oo ay ahayd.
Show more...
4 years ago
8 minutes 52 seconds

Hawraarsan Podcast
Fanka Sheeko sheegista (Art of Storytelling) - Abdifitah Shirwac
Abdifitah Shirwac waa Sheeko sheege (Storyteller) iyo Blogger, waxa uu bulshada Soomaaliyeed usoo gudbiyaa sheekooyin isugu jira kuwo uu ugu qareemayo dadka dhibaataysan iyo qaar kale oo uu madadaalo ahaan uga gol-leeyahay, sidoo kale waa blogger diiwaan geliya dhacdooyinka xiisa leh ee uu hadba la kulmo. Waxa uu aas aasay madasha Maansom oo ah madal ujeedkeedu yahay ururinta hiddaha iyo dhaqanka soomaalida, iyo jecaleysiinta dhalinyarada soomaaliyeed dhaqankooda qurxoon iyadoo la adeegsanayo #FariintaDhalinta ama #Youthmessage. Xalqadan Shirwac waxa uu kaga sheekaynayaa khibraddiisa sheeko sheegista (The art of Storytelling), sidoo kale waxa uu nala wadaagayaa dhacdooyin la xiriira dhaqanka soomaalida oo aad uxiisa badan islamarkaana uu asagu wax ka qoray. #HawraarsanPodcast
Show more...
4 years ago
28 minutes 15 seconds

Hawraarsan Podcast
Sheekada guusha ee Hidaayo Mursal
Hidaya Mursal Cabdirixmaan waa gabar dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho, waa ardayad wax ka barata mid kamid ah jaamacadaha dalka waxa ayna si mug leh uga shaqaysaa arrimaha bulshada. Sanadkii 2014 kii, Hidaayo waxa ay asaastay dugsi ay si lacag la'aan ah wax uga barteen carruur soomaaliyeed oo tiradoodu kor udhaaftay 400 oo isugu jiray wiilal iyo gabdho. Dhowr iskuday oo ay ku fashilantay kadib, Hidaayo waxa ay sanadkii tagey ee 2020 ku guuleysatay in ay dhidibada utaagto shirkad dalxiis oo lagu magacaabo Seebeyond Somalia. Xalqaddan Hidaayo waxa ay kaga sheekaynaysaa nolosheedii hore, shaqooyinka ay qabato shirkadda Seebeyond Somalia iyo qaabkii ay u asaastay, sidoo kale waxa ay si guud uga warrami doontaa doorka ay dhalinyarada Soomaaliyeed ka qaataan ganacsiga ka jira dalkeena. #HawraarsanPodcast
Show more...
4 years ago
25 minutes 42 seconds

Hawraarsan Podcast
Hal abuurka suugaanta iyo dhalinyarada Soomaaliyeed
Muxyadiin Maxamed Cabdille waa nin dhalinyaro ah oo hibo ilaahay usiisay curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan, waxa uuna ku nool yahay gudaha dalkeena hooyo. Suugaanta uu curiyo Muxiyadiin badi waa mid uu uga hadlo arrimaha bulshada gaar ahaan wadaniyadda, dowlad wanaagga, dhaqanka soomaalida, horumarinta nolosha aadanaha iyo wiliba haasaawaha dhalinyarada. Muxiyadiin waa martida todobaadkan ee Hawraarsan Podcast, waxa aanna kala sheekaystay waayihiisa hal abuurnimo iyo wiliba guud ahaan halka uu marayo kan Soomaalidu oo waayadan dambe lagu xanto mid hoos usii dhacaya. #HawraarsanPodcast
Show more...
4 years ago
32 minutes 34 seconds

Hawraarsan Podcast
Doorka dhalinyaradu ka qaataan Horumarinta Bulshada
Midowga dhalinyarada Mutadawiciinta Soomaaliyeed waa urur dhalinyaro oo la asaasay bishii March ee sanadkii 2017 kii, waxa uu ka hawl galaa Somalia, gaar ahaan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa. Waa midow dhalinyaro oo shaqadoodu tahay wacyi gelinta bulshada iyo kaalmaynta dadka nugulka ah ee ubaahan caawinta. Ma ahan urur faa’iido doon ah taas bedelkeedana waxay dhalinyaradani wakhtigooda, hantidooda iyo aqoontoodaba galiyaan horumarinta bulshada dan yarta ah. Dr. Mohamed Magan waa mid ka mid ah aasaasayaasha Midowgaas dhalinyarada ah waxaan kala sheekaysanayaa waxa uu qabto ururkoodu, ujeedkii loo aasaasay, guulihii ay gaareen iyo wiliba caqabadaha ay la kulmeen intii wadeen shaqadan.
Show more...
4 years ago
22 minutes 49 seconds

Hawraarsan Podcast
Kusoo dhowaada Hawraarsan Podcast - Welcome to Hawrarsan Podcast
Xalqadan koowaad waa mid is barasho ah, oo aan kuugu sheegayno waxa aan uga hadli doonno Hawraarsan Podcast. Markale waan kugu soo dhowaynaynaa Podcast waana jecel nahay in aan aragno fal celintaada marwalba. Nagu soo biir oo fariin noogu reeb Faceboog page keena: @IshaNewstv
Show more...
4 years ago
1 minute 10 seconds

Hawraarsan Podcast
We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.