Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Health & Fitness
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts211/v4/3e/15/64/3e1564eb-d06c-7dfd-fd88-18538583bd4c/mza_11310022955638939084.jpg/600x600bb.jpg
Garasho-wadaag
Garasho-wadaag
67 episodes
1 week ago
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
Show more...
Society & Culture
RSS
All content for Garasho-wadaag is the property of Garasho-wadaag and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Burhaan Cabdulaahi oo ah wariye iyo nabad-dhisiye reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
Show more...
Society & Culture
Episodes (20/67)
Garasho-wadaag
68. Dhiig aan sabab lahayn — Dhaawac bulsho oo aan bogsan
Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda 
 iyo 
Nabadoon Cabdulqaadir Cali Xaashi, Oday dhaqameed
Show more...
1 week ago
1 hour 34 minutes

Garasho-wadaag
67. Nadaafada iyo udiyaargarawga Roobka deyrta
Falis Abshir Guuleed, Xubin ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo
 iyo
Daahir Maxamuud Cilmi, Agaasimaha Arimaha Bulshada Dowlada Hoose Ee degmada Gaalkacyo
Show more...
3 weeks ago
1 hour 31 minutes

Garasho-wadaag
66. Khatarta Tahriibinta Dadka
Sahra Maxamuud Maxamed, Xubin ka tirsan Ururka Dhalinyarada Gobalka Mudug 
 iyo 
Hanad Cabdi Faarax, Iskuduwaha Wasaardda Warfaafinta Wacyigalinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug
Show more...
1 month ago
1 hour 35 minutes

Garasho-wadaag
65. Ciiddu Aastay
Maymuun Calinuur Gayfane, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug
 iyo 
Siciid Cabdulaahi Kulmiye, oo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug
Show more...
1 month ago
1 hour 31 minutes

Garasho-wadaag
64. Toogo si aad gool u dhaliso, ee ha toogan si aad qof u disho
Nigeeye Cabdi Xuseen, Xoghayaha ciyaaraha degmada Gaalkacyo
 iyo
Xuseen Cabdirisaaq Baliile, Ciyaaryahan
Show more...
2 months ago
1 hour 17 minutes

Garasho-wadaag
63. Doorka ay bushada ka ciyaarta Nabadda iyo dib u heshiisiinta
Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya
 iyo 
Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan
Show more...
3 months ago
1 hour 16 minutes

Garasho-wadaag
62. Doorkii Dhalinyarada ee xoriyada iyo dib u dhiska Dalka
4 months ago
1 hour 17 minutes

Garasho-wadaag
61. Waxbarshada iyo Deegaanka
Xamdi Cabdiqaadir Maxamed, Madaxa Waxbarashada degkada Ee waaaaradda waxbarahsada
 iyo 
Caydiid Cismaan Maxamuud, Macalin
Show more...
4 months ago
1 hour 20 minutes

Garasho-wadaag
60. Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee ay Bulshadu Xoojineyso
Nasteexo Cali Xasan, ganacsato kasoo jeeda Galmudug
 iyo 
Maxamed Cabdi Ilmi, AGAASIMAHA GUUD ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug
Show more...
5 months ago
1 hour 10 minutes

Garasho-wadaag
59. Dadaal wadajir ah ayaa deegaanka ka dhigay mid nadiif ah oo la jeclaan karo
Barnaamijka Garasho-wadaag taxanaha 59-aad waxaan si qotodheer  dheer uga hadalnay Ololaha nadaafadeed Ee mudada todobaadaka ah ka socda Gaalkacyo oo ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada. 

Waxaa barnaamijka marti noogu ah Xildhibaan Maryan Sheikh Xasan oo ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda.
Show more...
5 months ago
1 hour 20 minutes

Garasho-wadaag
58. Isbadal indhaha iyo dhagaha u roon
Deeqo Diiriye Diirshe, oo ka mid ah Haweenka Degmada Wisil 
 iyo 
Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug
Show more...
5 months ago
1 hour 31 minutes

Garasho-wadaag
57. Walaalaha Cimilada
Bile Dahir Omar, Iskuduwaha wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Galmudug
 iyo
Hinda Dahir Jamac, Madaxa Tababarada Golaha Warbaahinta
Show more...
6 months ago
1 hour 19 minutes

Garasho-wadaag
56. Dib u soonoleynta Dhaqdhaqaaqyadii Nabadda
Nuuriyo Abdi Awale, oo xubin ka ah ururada bulshada rayidka ah
 iyo
Siciid Cabdulaahi Kulmiyeoo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug
Show more...
6 months ago
1 hour 28 minutes

Garasho-wadaag
55. Abaar: Xeelad Wax Qabad iyo Alla la Baryo
Xaliima Jaamac, Xoghayaha guddiga gurmadka abaaraha, ahna xubin firfircoon oo ka tirsan Shabakadda Nabad-Dhisayaasha
 iyo
Axmed Xassan Faarax, Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Gobalka Mudug Galmudug
Show more...
7 months ago
1 hour 15 minutes

Garasho-wadaag
54. Doorka Haweenka ee ka qeyb galka Nabadda
Fartun Mohamed Ali
 iyo
Falis Abshir Guuleed
Show more...
7 months ago
1 hour 12 minutes

Garasho-wadaag
53. Taageerada gabayku ku leeyahay nabadeynta
Hani Axmed Maxamud
 iyo
Maxamed Sheikh Saciid
Show more...
8 months ago
1 hour 28 minutes

Garasho-wadaag
52. Shabakadda Nabadda
Sumayo Ibraahiin Cismaan
 iyo
Cabdirahman Maxamed Cabdi
Show more...
8 months ago
1 hour 30 minutes

Garasho-wadaag
51. Akhrinta, wax Barashada iyo Helidda Aqoonta
Zamzam Maxamed Colaad iyo Garaad Axmed Rooble
Show more...
9 months ago
1 hour 24 minutes

Garasho-wadaag
49. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay
Diib Mohamed Cardofe, Gudoomiyaha Ururka Kasmo
 iyo
Calas Abdinur Barre, Gudoomiyaha – Shabakadda Nabadda, Dhusamareb
Show more...
10 months ago
1 hour 25 minutes

Garasho-wadaag
48. Wax ka qabashada is-bedelka cimilada: Soomaaliya oo ka muuqato masraxa caalamka
Fartun Awil Ahmed, Madaxa Waxbarashada Gabdhaha ee Gobolka Mudug Wasaaradda Waxbarashada Galmudug
 iyo
Ahmed Mohamed Ali, Wariye ku takhasusay arrimaha deegaanka
Show more...
11 months ago