Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
Health & Fitness
Technology
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
Loading...
0:00 / 0:00
Podjoint Logo
US
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts122/v4/ce/de/70/cede700a-aba5-7d43-f4a8-fec532d696da/mza_9070260119027259818.jpg/600x600bb.jpg
Ahmd Darwiish Podcast "Fikradaha Muhiimka Ah"
Ahmed Darwiish
3 episodes
5 days ago
Ahmed Darwiish waa maalgaliye, Qoraa, Bare, garaad hoggaamiye iyo Ganacsade dhisay noloshiisa haddana ku hawllan horumarinta iyo hiyyi-dhisidda dadyowga uu wax baro. Waxa uu barbaariyay maanka boqollaal dad ah isaga oo dhisay hab-fikirkooda una horseeday madax bannaani dhaqaale. Koriye Podcast wuxuu ardaydiisa iyo bulshada ku xidhan kula wadaagayaa aqoon,aragti, jihayn iyo jidmarin kasta oo u horseedaysa horumar dhaqaale iyo mid nololeed labada.
Show more...
Business
RSS
All content for Ahmd Darwiish Podcast "Fikradaha Muhiimka Ah" is the property of Ahmed Darwiish and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Ahmed Darwiish waa maalgaliye, Qoraa, Bare, garaad hoggaamiye iyo Ganacsade dhisay noloshiisa haddana ku hawllan horumarinta iyo hiyyi-dhisidda dadyowga uu wax baro. Waxa uu barbaariyay maanka boqollaal dad ah isaga oo dhisay hab-fikirkooda una horseeday madax bannaani dhaqaale. Koriye Podcast wuxuu ardaydiisa iyo bulshada ku xidhan kula wadaagayaa aqoon,aragti, jihayn iyo jidmarin kasta oo u horseedaysa horumar dhaqaale iyo mid nololeed labada.
Show more...
Business
Episodes (3/3)
Ahmd Darwiish Podcast "Fikradaha Muhiimka Ah"
Ep 3: THE NEW WORLD | Dunida Cusub | What is a Digital Ecosystem?

Weli ma iswaydiisay sababta shirkadaha waawayn ee ‘Amazon’ ‘Apple’ iyo ‘Tesla’ ay suuqa sanawaadka ugu jiraan ee uu dhaqaalahooda si talantaalli ah ugu kordhayo? Waa maxay sirta ka danbaysa isku xidhnaanshiyaha ganacsi ee ‘Ecosystem’ guushiisuse maxay salka ku haysaa? 

Su’aalahan iyo xog kale ayaad jawaabtooda ka helaysaa xilqaddan .

Dhagaysi wanaagsan .

Show more...
3 years ago
21 minutes 45 seconds

Ahmd Darwiish Podcast "Fikradaha Muhiimka Ah"
Ep 2: THE NEW WORLD | Dunida Cusub |Centralized Iyo Decentralized

Weli ma iswaydiisay adduunyadan aad duljoogtaa meesha ay u jihaysanayso? ma Is waydiisay in jihada ay u socoto aad ula socoto iyo inkale ? Ma iswaydiisay isbaddellada tiknaloojiyadeed iyo kuwa dhaqaale ee dhacayaa meesha ay xogta ay adduunka kula jaanqaadayaan ka helaan? Ma ogtahay in xogtaada dhaqaale laga sameeyo?

Su'aalahan iyo kuwo kale oo xiiso leh ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. 

Dhagaysi wanaagsan.

Show more...
3 years ago
26 minutes 55 seconds

Ahmd Darwiish Podcast "Fikradaha Muhiimka Ah"
Ep 1: THE NEW WORLD | Dunida Cusub |

Weli ma iswaydiisay adduunyadan aad duljoogtaa meesha ay u jihaysanayso? ma Is waydiisay in jihada ay u socoto aad ula socoto iyo inkale ? Ma iswaydiisay isbaddellada tiknaloojiyadeed iyo kuwa dhaqaale ee dhacayaa meesha ay xogta ay adduunka kula jaanqaadayaan ka helaan?

Su'aalahan iyo kuwo kale oo xiiso leh ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. 

Dhagaysi wanaagsan. 

Show more...
3 years ago
27 minutes 5 seconds