
Al Salam caleykom waraxmatullahi wabarakatoh.
Duruus taxane ah oo ka tirsan barnaamijka Taariikh Nololeedka Nabiga s.c.w oo laga soo qaatay buugga (Al-Raxiiq Al-Makhtum).
Casharka 33aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (7)
Sheekh Dr. Ibrahim Dasuqi.