
Al Salam caleykom waraxmatullahi wabarakatoh.
Duruus taxane ah oo ka tirsan barnaamijka Taariikh Nololeedka Nabiga s.c.w oo laga soo qaatay buugga Al-Raxiiq Al-Makhtum.
Casharka 30aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (4)
Sheekh Dr. Ibrahim Dasuqi.