
Al Salam caleykom waraxmatullahi wabarakatoh.
Duruus taxane ah oo ka tirsan barnaamijka Taariikh Nololeedka Nabiga s.c.w oo laga soo qaatay buugga Al-Raxiiq Al-Makhtum.
Casharka 29aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (3)
Sheekh Dr. Ibrahim Dasuqi.