Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
History
Music
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts211/v4/bf/81/b8/bf81b82d-9fe2-dd22-b2b7-4e2891568d01/mza_11745885557635593288.jpg/600x600bb.jpg
Soo-Koob Podcast
Heritage Institute for Policy Studies
5 episodes
2 months ago
Show more...
Education
Government
RSS
All content for Soo-Koob Podcast is the property of Heritage Institute for Policy Studies and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Show more...
Education
Government
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts211/v4/bf/81/b8/bf81b82d-9fe2-dd22-b2b7-4e2891568d01/mza_11745885557635593288.jpg/600x600bb.jpg
Sookoob Podcast Xalqadda 1-aad : Ku dhaqanka Sharciga & madaxbannaanida Garsoorka
Soo-Koob Podcast
27 minutes 1 second
6 months ago
Sookoob Podcast Xalqadda 1-aad : Ku dhaqanka Sharciga & madaxbannaanida Garsoorka
Kusoo dhowaada Sookoob Podcast oo aannu xalqaddeedii kowaad ku daahfureyno cilmibaaristii aannu dhowaan soo saarnay ee uu ciwaankeedu ahaa ”Kudhaqanka sharciga iyo Madaxbannaanida Garsoorka Somaaliya.” Barnaamijkan waxaa marti ku ah qoraaga daraasaddan Dr. Bashiir Sheekh Cali, oo ah qareen Somaaliyeed oo Shahaadada PhD ka diyaariyey Jaaamacadda Georgetown. Bashiir waxa uu sharciga Faderaalka ee Maraykanka u leeyahay waayo-aragnimo ka badan 20 sano. Xalqaddan waxa si qotadheer loogu gorfeyn donaa xaaladda ku dhaqanka sharci ee Soomaaliya & Madaxbanaanida garsoorkeeda. Sida oo kale waxa dib loogu milicsanayaa soyaalkii taariikheed ee Garsoorka Somaaliya. Waxa intaas dheer, in si weyn loo iftiimin doono qoddobadan: Qaabdhismeedka uu Nidaamka Federaalku u dajiya Garsoorka dalka. Xaaladda Garsoor ee dowlad goboleedyada. Caqadaha hortaagan dhisida Golaha Adeegga Garsoorka. Siyaabaha lagu gaari karo dowladnimo dhowrta Kudhaqanka Sharciga. Talabixinaha daraaasaddu soo jeedisay. Halkan ka akhri daraasadda  Ingiriis: bit.ly/3WnIbOn Soomaali: bit.ly/42gptfd Carabi: bit.ly/3PEyUh4  #Sookoob #Garsoor #HIPS #Soomaaliya
Soo-Koob Podcast