Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
History
Music
About Us
Contact Us
Copyright
Š 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts211/v4/bf/81/b8/bf81b82d-9fe2-dd22-b2b7-4e2891568d01/mza_11745885557635593288.jpg/600x600bb.jpg
Soo-Koob Podcast
Heritage Institute for Policy Studies
5 episodes
2 months ago
Show more...
Education
Government
RSS
All content for Soo-Koob Podcast is the property of Heritage Institute for Policy Studies and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Show more...
Education
Government
https://pbcdn1.podbean.com/imglogo/ep-logo/pbblog20732317/soo_koob_98n48.jpg
Goosgooska xalqadda 1-aad ee barnaamijka Soo-koob - Ku dhaqanka Sharciga & madaxbannaanida Garsoorka
Soo-Koob Podcast
53 seconds
6 months ago
Goosgooska xalqadda 1-aad ee barnaamijka Soo-koob - Ku dhaqanka Sharciga & madaxbannaanida Garsoorka
📢 Goosgooska hordhaca taxanaha Sookoob, oo uu Dr. Cabdirashiid Ismaaciil ku waraysanayo qoraaga cilmibaaristayadii ugu danbaysay Dr. Bashiir M. Sheekh-Cali, si ay u milicsadaan daraasaddan oo cinwaankeedu ahaa, “Kudhaqanka Sharciga iyo Badaxbannaanida Garsoorka Soomaaliya”. 🎙️ Sookoob waa podcast cusub oo uu sameeyay Machadka Heritage, kaas oo loo abuuray fududaynta iyo wadaajinta aragtiyaha lafdhabarta u ah cilmibaarisahayaga – halkaas oo natiijooyinka muhiimka ah loogu beddelayo tallaabooyin waxqabad oo ay dejiyeyaasha siyaasadda iyo dadweynuhu ka faa’iidaystaan. 🔍 Maxaa loo sameeyay Sookoob? •⁠ ⁠In lagu taageero wacyiga dowladda iyo kaqaybgalka dadweynaha. •⁠ ⁠In cilmibaaristu noqoto mid la heli karo oo qusaysa xaaladaha dalka. •⁠ ⁠In wadahadallada siyaasadda loo qaabeeyo si la jaanqaadaysa xaqiiqooyinka dunida.
Soo-Koob Podcast