All content for Ma Laguu Warramay is the property of MAAN and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Bishii Janaayo 2024, Golaha shacabka ayaa meelmariyey habraac lagu dhameystiraayo Afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka federaalka KMG ah, 12-ka Febraayo, ayaa loo gudbiyay baarlamaanka afarta cutub, Sida ku cad jadwalka dooda golaha wadajirka baarlaamanka ayaa la soo gebagebeeyay 23-ka Maarso, waxaa xigeysa codeynta saddex-meelood laba meelood ku ansixinayaan baarlamaanka ee wadajirka ah. Cutubka 1-aad ee dastuurka ayaa quseeya ku dhawaaqista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...