All content for Ma Laguu Warramay is the property of MAAN and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Bishii Janaayo 2024, Golaha shacabka ayaa meelmariyey habraac lagu dhameystiraayo Afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka federaalka KMG ah, 12-ka Febraayo, ayaa loo gudbiyay baarlamaanka afarta cutub, Sida ku cad jadwalka dooda golaha wadajirka baarlaamanka ayaa la soo gebagebeeyay 23-ka Maarso, waxaa xigeysa codeynta saddex-meelood laba meelood ku ansixinayaan baarlamaanka ee wadajirka ah. Cutubka 1-aad ee dastuurka ayaa quseeya ku dhawaaqista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxiyadiin Shaatax ayaan ka waraysanay “Doorka bulshada rayidka ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.” Bulshada Rayidka ah waa dallad ay ku bahoobeen ururada ka shaqeeya danaha bulshada kuwaas oo bulshada ku matela rabitaanka muwaadinka iyo fulinta xeerka In this episode, we interviewed with Osman Mohyadin Shatah, Chairman of the Somali Civil Society, to discuss the pivotal role of civil society in rebuilding sustainable governance. Tune...
Link in bio: — My uncle Nadiif was a goldminers in the mountainous regions of Ethiopia. I haven't since now asked him what he mined or found there. He was the only urban member of our family who used to visit us. He used to visit us in our village, Shiidley. I used to ancipate his arrival, which was sometimes once a year, because he always brought sweets. He had a cassette player with an old cassette, which had a nationalist song by Halimo Kh Magool, "Nin Lagu Seexdow Ha Seexan." That ...