All content for HEEGO WITH FATMA is the property of Heego with Fatma and is served directly from their servers
with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Kusoo dhawaw podcast HEEGO WITH FATMA
oo aan kaga hadalno arimaha bulshada gaar ahaan, cilmi nafsiga iyo caafimaadka maskaxda.
Wad ku mahadsantahay dhagaysigaaga wacan 🎤✨
Cafimaadka nafsadeed waxa uu noqonaya in qofku inuu ka bad qabo wax walboo maskaxdiisa iyo maankiisa dhaawici karaaya uu ka bad qabo wixii fikirkiisa carqaladeen kara uu ka badqabo wixii xasuustiisa iyo qaab ushaqeenta maskaxdiisa wax udhimi karo .inuu qofku raali ka yahay qaabka u noolyahay iyo shakhsiyadiisa
HEEGO WITH FATMA
Kusoo dhawaw podcast HEEGO WITH FATMA
oo aan kaga hadalno arimaha bulshada gaar ahaan, cilmi nafsiga iyo caafimaadka maskaxda.
Wad ku mahadsantahay dhagaysigaaga wacan 🎤✨