
Goray Podcast | Sheeko Furan & Abwaan Gorod Jare
Marti ku ah: Gorod Jare Marti Galiye: Goray Daahir Producer: IBrahim CM
Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.