
Goray Podcast | Sheekada Hadiid Industries Group | #Ganacsiyada_Guuleystay
Marti ku ah: AbdiHakim Mohamed Ismail Marti Galiye: Goray Daahir Producer: IBrahim CM
Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.