
GORAY PODCAST | Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska | Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka)
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) Producer: IBrahim CM
Production: Sultan Films
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.