
Goray Podcast | Dal iyo Dawlad | Dr. Guled Salah
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Dr. Guled Salah Producer: IBrahim CM Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.