
Goray Podcast | Beydan Coffe | #Ganacsiyada_Guuleystay
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Najiib Abdullahi Producer: IBrahim CM
Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.