Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Society & Culture
Business
Sports
History
Fiction
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts116/v4/13/98/b8/1398b80b-2891-19fb-fb99-38c0d2bd9d9e/mza_2605854635548861936.jpg/600x600bb.jpg
"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good N
Tze-John Liu
69 episodes
7 months ago
==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ====  (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer)==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic,  Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ====(الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)
Show more...
Religion & Spirituality
RSS
All content for "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good N is the property of Tze-John Liu and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ====  (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer)==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic,  Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ====(الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)
Show more...
Religion & Spirituality
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts116/v4/13/98/b8/1398b80b-2891-19fb-fb99-38c0d2bd9d9e/mza_2605854635548861936.jpg/600x600bb.jpg
Episode 120: Heesta Injiilka Soomaaliyeed - "Ciise weligiis ma dhaco" .3gp
"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good N
3 minutes
4 years ago
Episode 120: Heesta Injiilka Soomaaliyeed - "Ciise weligiis ma dhaco" .3gp
Somali Gospel Song - "Jesus Never Fails".3gp //1 KORINTOS : CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi.3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo.4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro,5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro,6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta.7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa.8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa.9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa.10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan.11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey.12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay.13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.