
Weli ma iswaydiisay sababta shirkadaha waawayn ee ‘Amazon’ ‘Apple’ iyo ‘Tesla’ ay suuqa sanawaadka ugu jiraan ee uu dhaqaalahooda si talantaalli ah ugu kordhayo? Waa maxay sirta ka danbaysa isku xidhnaanshiyaha ganacsi ee ‘Ecosystem’ guushiisuse maxay salka ku haysaa?
Su’aalahan iyo xog kale ayaad jawaabtooda ka helaysaa xilqaddan .
Dhagaysi wanaagsan .