
Weli ma iswaydiisay adduunyadan aad duljoogtaa meesha ay u jihaysanayso? ma Is waydiisay in jihada ay u socoto aad ula socoto iyo inkale ? Ma iswaydiisay isbaddellada tiknaloojiyadeed iyo kuwa dhaqaale ee dhacayaa meesha ay xogta ay adduunka kula jaanqaadayaan ka helaan?
Su'aalahan iyo kuwo kale oo xiiso leh ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.
Dhagaysi wanaagsan.